Qoor Qoor iyo Wasiirka Difaaca oo gaaray Degmo Abaabul dagaal ka socdo (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) uu wehliyo Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa gaaray degmada Wisil ee gobolka Mudug. Qoor Qoor iyo xubnaha la socday waxaa Wisil kusoo dhaweeyay wasiirro katirsan maamulka Galmudug, Xildhibaano , Saraakiil iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Wasil. Madaxweyne Qoor Qoor … Continue reading Qoor Qoor iyo Wasiirka Difaaca oo gaaray Degmo Abaabul dagaal ka socdo (Sawirro)